Qaar kamid ah Dhalinyarada Baydhabo Oo Aragtidooda Ka dhiibtay doorka ay Ku leeyihiin Go’aan ka gaarista Arimaha Bulshada.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sidaynu wada ogsoonahay dhalinyaradu waa laf dhabarta ummadda kasta, waana kaydka dhabta ah ee ay haysato, kuna haboon in si fiican looga faa’iidaysto awoodooda, Mujutamac walbana Mustaqbalkiisu waxuu ku xiran yahay dhalinyaradiisa, ummadii garata qiimaha dhalinyaradu leedahay si fiicanna u tarbiyadaysa dhalinyaradeeda waxay gaareyaan guulo badan dhinac walba ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here