Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Booqasho ku tagay Maxkamadda Sare iyo Xabsiga dhexe Ee Baydhabo.

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kormeerkan ayaa ahaa Si loogu kuura-galo adeegyada Hay’daha garsoorka Magaalada Baydhabo ,Wuxuu Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Amb. Dr .Ali Said Faqi uu Maanta Kormeer ku tagey xarunta Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here