Xaflada Abaalmarinta Haldoorka Bulshada 2020ka ee ay Bixiso Wa’y Platform Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
311

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad Lagu Abaal marinaayay Dadka Haldoorka u ah Bulshada KG gaar ahaan Magaalada Baydabo ayaa Waxaa Kulanka ka qeyb galay Mas’uuliyiin iyo Qeybaha Kala duwan ee Bulshada.

Abaal-marinta Oo ay Bixiso Wa’y Platform, ayna tahay Sanadkii labaad oo ay bixiyaan ayagoo dadka ay siinayaan Abaalmarinta u eegaya sida Bulshada Fikrado Cusub oo Horumarineed ay ugu soo siyaadiyeen.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here