Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nabadda ayaa ah Marwalba mid Muhiim u ah Bulsho kasta Meel Kuwada nool,Hadaba Si Loo helo nabad iyo Xasilooni Waxaa Magaalada Marka Mudo Shan maalin Towabar Ku saabsan Xalinta khilaafaadka iyo Nadabadeynta Bulshada Loogu soo Xiray Gudi uu soo xulay Maamulka Degmada Marka Ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir