Baydhabo(Radio Arlaadi)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ayaa 31ka Oktoobar u asteeyey Maalinta Magaalooyinka Adduunka, Maalinta ayaa laga filayaa inay si weyn u dhiirrigeliso xiisaha bulshada caalamka ee magaalaynta adduunka.
Warbixintan Waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera