Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha KG oo ka hadlay qorshaha horumarinta ee wasaaradda.

0
419

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Duurow Axmed ayaa waxaa uu ka warmey habka ay umareynayaan barnaamijka baxnaano iyo ayax kaasi oo uljeedkiisa uu yahay barnaamij lagu taageeraayo dadka danta yar ee ku nool Degaanadaan koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here