Wafdi Culimo ah oo ka qayb galaya Weyneynta dhalashada Nabi Mohamed NNKH oo soo gaaray Baydhabo.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa soo gaarey Culma’udiin uu hogaaminaayey Sheekh Axmed Sheekh Aweys, waxaana garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Diinta iyo Arimaha Awqaafta koonfur galbeed iyo Culimada Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here