Qiimaha Raashinka Qudul daruuriga ee Suuqyada Baydhabo Oo Sara U Kac Laga Dareemayo.

0
903

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxa laga dareemayaa sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Raashiinka Qudul daruuriga madaama ay bilowdeen Xiliyada Roobka.Ganacstada suuqa Baydhabo ayaa waxa ay tilmaameen in is badel ku yimid raashiinka taasi oo ay keentay in ay wadooyinka ay xirmeen.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here