Qiimaha Lakala Siisto Alaabta Jiifka Guriyaha ee Suuqyada Baydhabo Oo Hoos U dhac Laga dareemayo.

0
569

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ibraahim Isxaaq Ibraahim waa injineerka xarunta Jaabir Farnejar ee lagu sameeyo alaab wareega sariiraha iyo qalabka xafiisyada waxeyna ku yashaa Magaalada Baydhabo, Injineer Ibraahim ayaa waxaa uu sheegey in in ay hoos u dhac ku yimadeen qiimaha la kala siisto alaab wareega iyo wax yaabaha kale ee la dhigto guryaha.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here