Maamulka Degmada Baydhabo Oo qalab isugu jira Fiilooyinka Korontada iyo Nalal ku wareejiyay Shirkada Korontada Beeko.

0
306

Maamulka degmada baydhabo ayaa maanata qalab is kugu jira fiilooyinka korontada iyo nalal loogu tala galay in lagu xiro Wadooyinka magalada baydhabo ku wareejiyay sirkada korontada Beco taas oo sida ugu dhaqsiyahay badan u bilaawi doonta inay Wadooyinka magaalada ay ku xiraan nalalka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here