Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka La gaaro Xiliyada Roobka ayaa waxaa yaraada Dadka keena Caanaha Geella Ee Magalada Baydhabo, Maadama Wadooyinka ay noqdaan kuwa dhiiqa ah taasi ayaana keenta in Caanooleyda iska joogaan Deeganadooda.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi