Gudoomiyaha Baarlamanka KG Oo Magaalada Baydhabo Tababar ugu dahfuray Xildhibaanada Golaha Wakiilada KG .

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Magaalada Baydhabo Tababar ugu dahfuray Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS .

Tababarka Mudada Sedaxda Maalin uu socodo waxaa lagu bari doonaa Xildhibaanada Maamulka iyo Maareynta Howlaha Baarlamanka iyo si kor loogu qaado tayeenta Aqoontooda iyo Fahanka dastuurka .

Warkan waxaa inoo haya Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here