Dowlad Gobaleedka KG Oo Sheegtay in mar dhow la dhisaayo Garoonka kubada Cagta Ee Magaalada Baydhabo.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Axmed Maxamed Xuseen oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo cayaaraha ayaa Saxiix la galay Kambaniga Dhisaya Garoonka kubada cagta Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo,kaasi oo in mudo ah ku jiray hakad dhismihiisa uu aheyd in garoonka la dhigo Cowska mac-malka ah ee yaala gaar ka mid ah garoomada Caayaaraha ee Wadanka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here