Maalinta Farxalka Adduunka oo lagu qabtey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Maamo geeddiya ee Degmada Xudur ayaa waxaa maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta farxalka aduunka oo ku began sanadka kasta 15 October.

Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabisey hay`adda ACF ee ka howlgasha Degmada Xudur, Waxaana sidoo kale aheyd munaasabada mid lagu ilaalinaayey cudurka safmarka ah ee Covid 19.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here