Maamulka Iskuulka Dhagoolada Mustaqbal ee Magaalada Baydhabo Oo ka warbixiyay Howlaha Waxbarasho ee iskuulka.

0
350

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxbarashada Waa aas-aaska nolasha, noola Walbana wuxu rabaa in uu waxbarto si uu u gaaro hadafkiisa noolasha, inkastoo aan isku mid ahayn Abuurista Alle waxaa jira dad aan u dhameystirnayn xubnaha sida dadka Baahiyaha gaarka ah qaba.

Isuulka Dhagooliyaasha ee Mustaqbal waa iskuulkii ugu horeyay ee wax lagu baro dadka aan maqalka laheyn ee dhagooliyaasha, Waxaana Radio Arlaadi ugu Warbixiyay sida ay ardayda wax u baraan iyo xiliga la aas-aasay iskuulka Cali Iidow Abuukar oo ah maamule ku xigeenka iskuulkaasi

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here