Tababar ku saabsan Habraaca Saxaafada iyo Tabinta Rabshadaha ku saleysan tacadiyada jinsiga oo lagu qabtey Baydhabo.

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkaan Lagu baranayo Sida loo tabinyo Tacadiga ka dhanka ah Jinsiga,Waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Wasaaradaha Warfaafinta KG, Haweenka Iyo Ururka Saxaafiyiinta Soomaliya NuSOJ.

Furitaanka Tababarka ayaa Waxa kas oo qeyb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiirada Warfaafinta Iyo Haweenka iyo Xogayaha Guud Ee Ururka Saxaafiyiinta Somaliya Ee NuSOJ, Iyo In kabadan Afartan Wariyaal Isugu jira Rag iyo Dumar oo Looga tala galay inay Tababarkaas qaataan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here