Dhalinyarada Ka Shaqeysa Garaashyada Alxanka ee Baydhabo Oo ka Waramay Shaqadooda.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Garaashyada Alxaanka gaar ahaan kuwa lagu sameeyo Albaabyada, dariishooyinka iyo waxyaabaha kale ee biraha ee loo isticmaalo ee ku yalaa Magaalada Baydhabo ayaa mudooyinkaani waxaa lagu soo kordhiyey farsamooyin kale oo loo sameynaayo Albaabooyinka iyo dariishadaha birta ah.

Nashqadeynta cusub ee ay soo kordhiyeen Garaashyada Alxaanka Magaalada Baydhabo waxaa ka mid ah birooyin casri ah oo laga keeney dalka turkiga kuwaas oo ah kuwo ku sharxan nashqado cusub.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here