Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wefdi uu Hogaaminaayay Xildhibaan Dr Abdirashid Mohamed Nuur Jiley Oo uu qeyb ka ahaa Xildhibaan Qaasim Maxamed Abukuar ayaa Safar ku tagay Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool, Safarkaasi oo ujeedadiisa aheyd u kuur galida Xaalada Degmada ay Ku sugan tahay iyo gaarsiin Deeqo kala Duwan sida Daawooyin, qalab caafimaad, iyo Buugaag fasalka 5aad 6ad,7ad iyo ilaa iyo fasalka 8aad.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi