Maxey Tahay Faa’idooyinka Laga helo isticmaalka Xulbada?

0
400

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Miraha xulbadda waxey ka mid tahay geedo dhireedka ee ka baxda beeraha iyo meelaha kale ee sida gaarka ah ay ugu beertaan dadka isticmaala, Xulbadda waxa kujiro qaybaha kala duwan ee Nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan Vitamin_B.

Dadka isticmalaan iyo dhaqatiirta waxey ku shegeen in ay caafimaad ahaan ay u fiican tahay qeybo badan oo jirka kamid ah xanuuno badana lagu daaweeyo sida xanuunada ku dhacaan caloosha, lafaha, kaadi heysta iyo qeybo kale oo jirka ka mid ah.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here