Barnaamijyada Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha Ee Arlaadi Radio By RADIO ARLAADI - October 2, 2020 0 336 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Raxma Salaad Abdullahi