Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Kormeeray Xarunta Caafimaadka Sahal Macalin Ciise Ee Magaalada Baydhabo.

0
379

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka KG iyo qaar Ka mid ah Saraakiisha Wasaarada Cafimaadka, Xubno Ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa waxa ay kormeer guud ku sameeyeen qeybaha uu ka kooban yahay Xarunta Caafimaadka Ee Sahal Macalin Ciise oo Gacanta Ku heysa Wasaarada.

Ujeedka Socdaalka ayaa ahaa mid lagu ogaanayay baahida Xaruntaan Caafimaadka iyo shaqooyinka Maalinlaha ee Ka socda si wax looga qabto wax kasta oo gaab ah Xarunta ka jira.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here