Magaalada Muqdisho Oo Lagu daah furay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Qorshaha Shanta sano Ee Horumarinta Waxbarashada Dalka

0
361

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dahfurka Kulankaan Wadatashiga diyaarinta qorshaha shanta sano ee horumarinta waxbarashada dalka, ayaa Waxaa Ka soo qeyb galay Madaxda Wasaaradaha Waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada Ka jira Wadanka.

Shirka ayaa Inta Uu Socdo ayaa Lagaga Doodi Doonaa Sidii Qorshe Mideysan Looga yeelan lahaa Hormarinta Hanaanka Waxbarasho Dalka ee Shanta sano Soo socota,iyadoo aad diirada Lagu Saarayo tayada Waxbarashada,Caqabadaha Jira Sida Loogu Gudbi karo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here