Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaalada KG Oo Baydhabo ku Dahfurtay Mashruuca Baahinta Cadaaladda.

0
311

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mashruucaan ayaa Loogu Magac daray Mashruuca baahinta Cadaalada KG Kaasi oo Ka soo bilaabanaya Deegaano Ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmooyinka Janaale, Awdheegle Iyo Marka.

Shirka Mashruucaan Lagu dahfuraayay Waxa Goob joog ahaa Xubno Ka tirsan Golaha Wasiirada KG ,Bulshada Qeybaheeda Kala duwan,Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Kan Gobalka Baay Iyo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Iyo Garsoorka KG.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here