Dhalinyaro Magaalada Baydhabo Ku Nool Oo Fursado Shaqa Ka Helay Biibatooyinka Magaalada Ku soo badanaya.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ganacsiyada kala duwan ee ku soo badanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa waxey fursado shaqo abuur ah u noqotay dhalinyarada shaqo doonka ah ee magaalada ku sugan.

Goobaha ganacsi ee Magaalada ku soo badanayaan ayaa waxaa ka mid ah Biibitooyinka lagu iibiyo raashiinka fudfudud iyo Mac-macaanka nocyadooda kala duwan.

Warkan Waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here