Wasaaradda Maareynta Musiibooyinka KG Oo Baydhabo Ku Qabatey Kulan Looga Hadlaayey Yareynta Masiibooyinka.

0
330

Kulankan oo loo qabtay Ururada Haweenka, Dhalinyarada, Ardayda Wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu Looga Hadlaayey Qaabka loo maareeyo, loogana hortago Masiibooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here