Jaamacadaha Magaalada Baydhabo Oo dib loo furay kadib Fasax ay ku jireen Ardaydu

0
665

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Furitaanka Jaamacadaha Sanad Dugsiyeedka 2020/2021 ayaa dib loo furayo dhamaan Jaamacadaha Baydhabo, Waxay bilaabeen diiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Sanadkaan Ka soo Qalin-jabiyeen Dugsiyada Sare iyo bixinta Casharada Jaamacada.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here