Dowlada Hoose Ee Baydhabo Oo Meel Fagaara ah ku gubtay Raashiin iyo Dawooyin Dhacay.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxyaabaha Maamulka Gobalka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo ay gubeen ayaa Waxaa kamid ah, Caabitaano Raashin Iyo Dawo Waqtigooda dhacay Sida ay sheegeen Mas,uuliyiinta Maamulka Gobalka Baay Iyo Kan Degmad Baydhabo, Kuwaasi oo laga soo aruuriyay Dukaamada Suuqa Magaalada Ku yaala.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here