Maalinta Dalxiiska Aduunka Oo Baydhabo laga xusay

0
363

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska aduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo xilli ay Dalka uu xubin buuxda ka noqday Hay’adda Dalxiiska 13 September 2017.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb qaatey wasaarada Bey’adda iyo duur joogta koonfur galbeed, maamulka degmada Baydhabo iyo ururada dalxiiska ee degaanada koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here