Boqolaal Arday Oo Sanadkan Ka qalin jabiyay Dugsiyada sare ee Gobalka Baay Oo U fadhiistay imtaxaanka Aqbalaada Jaamacada

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Imtixaanka oo Sanad Walba ay Jaamacadaha Ka qaadaan Ardayda cusub si ay u sii Wataan Heerka Waxbarashadeed una doortaan Kuliyada ay rabaan inay guul ka gaaraan ayaa Imtixaanka ugu fadhiisteyn Jaamacada Caalamiga ee Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here