Gudoomiyaha Xaafada Salaamey Ee Baydhabo Oo ka Warbixiyay Adeegyada Bulshada ee Xaafadaasi.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaafada salaamey waxey ka mid tahay tobonka xaafadood ee Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waxeyna ka tirsan tahay xaafadaha ay ka faracantey afarta xafadood ee ugu waa weyn ee Baydhabo sida Isha, Horseed Holwadaag Iyo Berdaale.

Maamulka iyo shacabka xaafada salaamey sanadahaan waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii loo hormarin lahaa adeegyada ay u baahan yihiin dadka ku nool xaafadaas iyadoo ka shanayaan maamulka degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here