Munaasabad Dib loogu Furaayay Jaamacada Baydhabo Oo Magaalada Baydhabo lagu qabtay

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadaan oo dib loogu furaayay Jaamacada Baydhabo oo xirnayd Mudo ku dhow Shan iyo Toban Sano ayaa waxaa Goob joog ka ahaayeen Gudoomiyaha Baarlamanka KGS,Wasiirka Waxbarshada,Aqoonyahano,Dhalinyarada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here