Wasaradda Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka KG Oo Magaalada Baydhabo Tababar Ugu soo xirtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Dolwadda

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaradda Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo Tababar ugu soo xirtay qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaradaha Dowlada Koonfur Galbeed.

Tababarkaani oo socdey mudo labo maalmood ah ayaa waxaa lagu baranaayey dabagalka iyo qiimeynta guud ahaan shaqooyinka ay heyaan wasaaradaha koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here