Wabiga Shabeelle oo Fatahaad hor leh ku sameyey Xaafado kamid ah Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.

0
464

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Buula-Burde Ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa wararka ka imaanaya sheegaya in halkaasi uu ku fatahay Wabiga Shabeele isla maraana ku barakiciyay Kumaanaan qoysas danyar ah ,Biyahaas ayaa waxay ka soo fataheen Deegaana ka tirsan Gobolka Hiiraan Kuwaasi oo Xaafadaha Degmada Buula Buurde Ku Fataheen.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here