Degmada Diinsoor Oo Lagu daah furay Barnaamijka Wacyigelinta Bulshada Ee Fahamka Dowlad Wanaaga.

0
237

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabada Lagu Daahfurayay Wacyigelinta Bulshada ayaa Loogu Tala galay mid Bulshada Lagu Baraayo Dowlad Wanaaga, Ka hortagida Cudurka Corona. Barnaamijka Mashruuciisa ayaa Socon doona Mudo Ku siman Sedexbilood Waxaa Barnaamijka Fuliya Dowlada Soomaliya Wasaaradeeda Arimaha Gudaha Iyo Kan Dowlada Goboleedka KG.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here