Qaar Kamid ah Ganacsatada Magaalada Baydhabo Oo Badeecadooda Ku soo Bandhiga Tiknoolajiyada Casriga ah.

0
233

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Horumaro wanaagsan ayaa laga gaarey sanadahaan istcmaalka Internet ka gaar ahaan barta sida aad ah ay ugu wada xiriraan bulshada Facebook kaasi oo hada dad badan siyaabooyin kala duwan ay ugu faa,ideysanayaan.

Internetku wuxuu sii wadaa inuu noqdo suuq sii kordhaya qofkasta oo doonaya inuu bilaabo ganacsi online ah ama uu ku xayeesiyo hadba sida uu yahay ganacsigiisa.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here