Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay in Sicir Barar Ku Yimid Qiimaha Raashinka Qudul duruuriga ah.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha maamulka arimaha bulshada Degmada Diinsoor ee gobalka Baay Abshir Macalin oo la hadley Arlaadi radio ayaa waxaa uu sheegey in xiligaani Degmada Diinsoor ay ku jirto xaalad adag oo ku aadan dhanka iyo sicir bararka.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in dadkii ku nolaa degaanka iyo kuwii ku soo barkaceen ee ku nolayeen kaamamka ku yaala Degmada Diinsoor si isku mid ah ay u wada saameysey xaalada ka jirta Degmadaasi kadib markii meesha ay ka baxeen raashiinkii iyo wax yaabihii kale ee ay bixin jireen hay`adaha ka howgala Degmada Diinsoor.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here