Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo oo Wada Dadaalo dib Loogu dhisayo qaar kamid ah wadooyinka Magaalada.

0
274

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si looga baxo baahida Wadooyinka Muhiimka Baydhabo aan La isticmaalin Xiliga Roobaadka ayaa Waxaa ay Mamulka Gobolka iyo kan Degmada Baydhabo ayaa bilaabay dib u dhiska Wadooyinka Muhiimka u ah Suuqa Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here