Waa goob weyn oo leh magac iyo maamuus,waxaana maalin kasta u soo nasasha tagaan dhalinyarada ku nool xaafadaha Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.
Waxey leedahay meelo lagu nasto oo ay ku jiraan biyo, beeraha cagaarka u badan, kuwo ku dabashaan biyaha iyo qaar kaloo sawiro ku galaan halkaasi.
Siidcali Muuse Ateera.