Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool oo laga Hirgaliyay Machad Lagu Barto Caafimaadka.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyaro badan oo ka soo jeeda Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool oo banaanka wax ku soo barteen ayaa dib ugu soo laabteen si ay wax yaabihii ay soo barteen in ay ugu faa,ideyaan dhalinyarada kale ee ku nool Degmada Xudur.

Dhalinyaradaan dib ugu soo laabatay Degmada Xudur ayaa waxey Degmada ka hir galiyeen Machadka Bakool Medical & Technology College kaasi oo ay iska soo diwaan galiyeen ardey aad u badan.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here