Dad muxsiniin ah oo Degmada Xudur ka dhisay Madaraso Cusub oo wax lagu baro Carruurta danyarta ah

0
339

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadan kooban oo lagu qabtay Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool gaar ahaan madarasada cusub ee laga hirgeliyay degmadaasi, ayaa ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmadaasi iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada Awqaafta iyo Arimaha diinta ee Koonfur Galbeed, waxaana loogu tala galay in wax lagu baro Carrura danyarta ah.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here