Wasaarada Waxbarashada KG Oo Xaflad dhiiragelin ah u qabatay Ardeydii kaalimaha hore ka galay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare dalka

0
285

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa lagu qabtay xaflad lagu taageeraayay laguna dhiira gelinaayay Ardeyda kaalimaha hore ka galey natiijada imtixaanka shahaadiga ah, waxaana ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Wasiirada Wasaradaha Maamulka Koonfur Galbeed ,Agaaasimiyaal, Maamulada iskuulada iyo jaamacadaha, Waalidiinta Ardeyda, Ardeyda guuleysatey iyo marti sharaf kala .

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here