Wasaaradda Caafimaadka KG Oo MCH Ka Xaafada Isha Ee Magaalada Baydhabo Dib u Hawgalisay Mudo 20 Sano Kadib.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaflada Xariga Looga Jaraayey Xaruuntaasi ayaa waxaa ka qeyb galey Masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda , Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Maamulka Gobolka , iyo Bulshada Xaafada Oo Xaruunta Ka faa,ideysan doono.

Hay’adda IOM Oo Kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa dib Udayactirtey Xaruuntan oo Ka kooban Qeybo badan oo Loogu adeegi doono Qeybaha Kala duwan ee Bulshad Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here