Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mustafa Salaad Ali Gudoomiyaha Ururka Naafada koonfur Galbeed Soomaaliya oo dhawaan ay Gudoomiye u doorteyn Uruka Naafada ayaa sheegay inay dhameeyeen khilaafyadii dhax yaalay uruka naafada Fadhigooda yahay Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar