Maalinta La dagaalanka Jahliga oo looga dabal degay Dunida.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sannad kasta 8-da bisha September waxaa dunida looga dabal dega maalinta caalamiga ee la dagalanka Jahliga ama akhriska iyo qoraalka la’aanta iyadoo diirada lagu saaro sidii kor loogu qaadi lahaa fahanka iyo aqoonta bulshada.

Golaha guud ee qaramada midoobay maalinta meelmariyay 26- Oktober sannadkii 1966-dii, iyadoo sannadkii ku xigay ee 1967-dii la bilaabay dabal dega maalinta caalamiga ee Jahliga ama qorista iyo akhris la’aanta taasoo loo asteeyay 8-da bisha September sannad kasta.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here