Farsama yaqaanada Saacadaha Cilad bixiya oo ka hadlay Sida ay Noloshooda Uga Maareeyan.

0
402

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Aadan Axmed Maxamed Waxaa uu ka mid yahay Dhalinyarada Farsamayaqaanada cilad bixiya Saacadaha Kala Duwan ee Baydhabo, mudo ka badan 10 Sano ayuu shaqadaan ku jiraaa Wuxuu Ku maareeyaa Nolashiisa iyo tan reerkiisa, mar aan Ku booqanay goobtiisa Shaqada ayaa Wax Ka weydiinay Sidaia ay tahay Ka shaqeynta cilad bixinta Saacadaha.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here