Kulan Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsan Kahortaga Tacadiga Kadhanka Ah Jinsiga Oo Baydhabo Lagu Qabtey.

0
293

Tababarkaan Ku Saabsan Ka Hortaga iyo Ka Jabaabida,Xadgudubyada,Ka dhanka ah Jinsiga, Dariiqyada,Gudbinta, Helitaanka, Adeega Mabaadi’da Xadgudubyada Iyo Habka Ku Haboon Loo qaabilo badbaadiyaasha ayaa loo qabtey Wariyaasha Ka Shaqeeya KGS Iyo qaar kamid ah Bulshada Sida gaarka u Quseysa Barnaamijka Tabinta Wararka La Xariira Kufsiga waxaana Towbarkaan Ahaa mid Lays Dhafsanayay Aragtiyo Ku Saabsan Sida Looga Hortagi Karo Xadgudubyada ka dhanka ah Jinsiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here