Wasaarda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Oo Dahfurtay towbar Ku Saabsan Barnaamijka ilaalinta Bulshada.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Aqoon Is weydaarsigaan ay soo qaban qaabisey Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya, Kaasi oo Soconaya Mudo Ku Siman Laba Maalin.

Aqoon is weydaarsigaan ayaa Waxa Lagu baranayay Sameynta Iyo Hirgalinta Barnaamijka Ilaalinta Bushada Laguna Daahfurey Magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here