Tababar ku saabsan Hormarinta Deegaanka Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Bey,adda Iyo Duur joogta KG ayaa ah Mid Lagu Ansixinaayay Lagunna Dhaqan gelinaayay Buuga ay soo bandhigtay Wasaarada Bey,adda arimaha Deegaanka, Waxaa Tababarkaan Ka faa,ideystay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here