Qaar ka mid ah Dadka Naafadda Baydhabo Oo Dalbaday in la Caawiyo.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamka Barakacyaasha Al-Aamin oo ku badan yihiin dadka aan Xubnahooda aan dhameystirneyn ayaa waxaa ay soo wajahday xaalad bani’aadanimo ah Sida uu Gudoomiyaha Kaamkaasi sheegay mar uu u waramaayay Idaacada Arlaadi.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here