Guddomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Oo ka Warbixiyay Xaalada Dadka ay Saameeysay Fatahaada Wabiga Shabelle.

0
740

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guddomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG oo Dib Uga Soo Laabtay,Baydhabo  ayaa Warbixin Guud Ka bixiyay Xaalada Dadka Barkacayaasha, ee uu Saameynta Ku Yeeshay Fatahaada Wabiga Shabeeele, qaar kamid ah dadka kunool  Gobolka Shabellaha Hoose, Gaar ahaan Degmooyinka Walaweyn Afgooye iyo Deegaano Kale

Warkaan Waxa inoo haya Abdukadir Mohamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here